Xiisad ka taagan Degmo kuwada sugan yihiin Masuuliyiin katirsan Puntland iyo Somaliland

Wararka ka imaanaya degmada Boocame oo katirsan gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeesa maamulada Somaliland iyo Puntland oo mid kastaahi sheegto in deegaanka maamulo. Degmada Bocame waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Sool ugu magacaaban Somaliland Cabdikariin Aaden Xaaji Diiriye iyo ciidamo aad u tiro badan uu … Continue reading Xiisad ka taagan Degmo kuwada sugan yihiin Masuuliyiin katirsan Puntland iyo Somaliland